Daawo Sawirada: Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Xafiiskiisa ku qaabilay Hassan Bin Hamza 

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Amb. Ahmed Isse Awad ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Siihayaha Safaaradda Qatar ee Soomaaliya Eng. Hassan Bin Hamza Asad Mohammed oo booqasho maamuuseed ugu yimid, waxa ayna labada dhinac ka wada hadleen xoojinta iyo ballaarinta xiriirka laba geesoodka iyo iskaashiga labada dal u dhexeeya. Waxaa kale oo ay gudagaleen … Continue reading Daawo Sawirada: Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Xafiiskiisa ku qaabilay Hassan Bin Hamza